Muqdisho (AGGM): Qaar ka mid noqon doona golaha wasiirada cusub ee dhawaan la filayo inuu ku dhawaaqo R/wasaare Cabdwali Sheekh Axmed iyo Xildhibaano xalay u dabaaldagay xaflada sanadka cusub ee 2014, xafladaas oo ka dhacday mid ka mid ah hotelada magaalada Muqdisho.
Wasiirada cusub ayaad waxaad moodaa in indhahoodu aad u shaqeenayaan bal nala daawo sawirada..
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com