Muqdisho(AGGM): Siyaasi Salaad Cali Jeele oo ka mid ah Siyaasiinta Soomaalia ayaa maanta Magaalada Muqdisho oga dhaqaaqay Xisbi siyaasi ah.
Xisbiga ayaa waxaa Gudoomiye ka ah Salaad cali Jeele oo hore u ahaa Xildhibaan katirsan Dowladda Kmg aheeyd.
Xisbiga uu hogaaminayo Salaad cali Jeele ayaa waxaa lagu magacaaba Xisbiga Dimuquraadiyada iyo Mid nimada soomaalia.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warka Salaad Cali Jeelle Mobilkaaga…
Hoos ka Daawo Sawirada Salaad Cali Jeele oo maanta Muqdisho lagu caleemo saaray