Dhageyso:Eedeen loo Jeediyey wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya

0

rrNairobi(AGGM): Mid kamid ah Howlawadeenata Safaarada soomaalia ee Dalka Kenya ayaa waxaa uu ku Tilmamay Tilaabo Khaldan Shaqadiisa oo laga Eryey.

Cabdi Sitaar Xasan cali oo kamid ahaa Dublimasiyiinta Safarada Soomaalia ee Dalka Kenay ayaa sheegay in Wasiirka Arimaha Dibada Soomaalia ay Shaqadii ka erisay kadib markii uu Sheegay in wasiirada ay lun satay lacago farabadn oo Gaaraya 4milan oo Dolarka Mareykankaa.

Waxuu Sheegay in Tilabadan ay aheey mid qaldan waxuuna xusay in Arintasi ay tahay mid kabaxsan Nidamka Dowladnimad.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

Cabdi Sitaar xasan Cali

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com