Dhageyso:Madaxweyne ka mid ah Maamulka Khaatumo oo ku Biiray Maamulka Puntland

0

ggGaroowe(AGGM): Mid kamid ah Madaxweyneyaasha Maamulka Khatumo ayaa u goostay Maamulka Puntland.

Axmed Karaash oo kamid ah Madaxweyneyaasha Maamulka Khaatumo ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal.

Waxaa uu ka warbixiyey ujeedka uu u tagay Magaalada Garoowe asagoona sheegay in uu u yimid sidii uu dadka ku nool Puntland uu wax ula qeybsan lahaa.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warka Axmed Karaash Mobilkaaga.

Axmed Garaash oo kamid ah Madaxweyneyaasha Khaatumo

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com