Dhageyso:Galmudug Qorshe ayaan wadnaa dib loogu Furayo Dekedda Magaalada hobyo

0

Baasto-RaadraacGaalkacyo(AGGM): Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka Galmudug aya ka warbixiyey waxyaabaha ay u qosheysan in ay qabtaan Sanadkaan 2014 ee Bilowga ah.

Axmed Maxamuud Xasan Axmed Basto ayaa sheegay in Bilowga Bishaan ay Furayaan Dekedda Magaalada Hobyo oo mudo xirneeyd.

Wasiir Baasto ayaa sheegay in Qorshaha 1-aad ee Maamulka uu yahay Hirgalinta Dekadda Magaalada Hobyo si loo helo Meel ay dadka Daga Gobolada Dhexe ee dalka Soomalia u wax kalasoo dagaan.

Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Maamulka galmdug

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com