Baydhabo(AGGM):Xili Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud uu dhawaan
Sheegay in uu soo dhaweenayo Maamul loo Sameeyo Gobolada Bay.Bakool iyo Sh/hoose ayaa waxaa hadalkaas ka soo horjeestay Waxgaradka Gobolka Baay.
Malaaq C/rixmaan Malaaq Shiine oo ka mid ah Waxgaradka Gobolka Baay ayaa hadalkii madaxweynaha ku Tilamay mid ujeedo laga lahaa islamarkaana Madaxweynaha uu Dalka Kala qeybinayo.
Waxaa uu sidoo kale Malaaqa uu Faahfaahin ka Bixiyey Halka uu Marayo Maamulka loo sameenayo 6-da Gobol ee Koofur Galbeed ee Dalka Soomaalia.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
Malaaq Cabdi Rixmaan malaaq shiine
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com