Hargeeysa(AGGM): in kabadan 29 Ruux oo dhalinyaro soomaali ah islamarkaana ku xiran Xabsiga Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland ayaa ka cabanaya Dhibaato Farabadan.
Waxaana Dhalinyarada qaarkood ay ka soomeen Cunadii mudo 6 maalin ah oo ay wali sooman yihiin.
Dhalinyarada ayaa Dowladda Soomaalia ugu baaqay in ay Wax ka qabraan Dhibaatadan haysata si ay u helaan Xoriyadooda.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
Maxaabiis Somaliland ku xiran Magaalada hargeeysa
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com