Garoowe(AGGM): Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulka Puntaland ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada garoowe ee Xaruunta Gobolka Nugaal.
Munaasabada lagu Doortay Gudoomiyaha ayaa waxaa ka soo Qeyb galay Bulshada Qeybaheeda sida Isimada maamulka Puntland iyo Siyasiin iyo Xubnaha Xildhibaanada Cusub ee Maamulkaasi.
Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Maamulka Puntaland ayaa waxaa loo magacaabay Saciid Xasan Shire oo Xilal ka soo qabtay Maamulka Puntland.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com