Muqdisho(AGGM): Magaalada Muqdisho waxaa laga Furay Xaruunta Dad weynaha ay ka heli karaan kaarka aqoonsiga ee loo yaqaano National ID.
waxaana Dadka Doonaya in ay soo Gostaan ay kala kulmaan dhibaato kala Duwan Taas oo ay kamid tahay Musuqmaasuq Baahay.
Waxaana Dowlada ay Dadka hore u hordhigtay in ay Qaataan Kaarkaan si loo Sugo Amaanka.
Lacagta ku baxaysa oo ay dowladdu u qorsheysay ayaa lagu Sheegay in ay Gaareysay 100$ Dolar ayadoona hada la sheegay in ay Gareyso 200$
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Xafiiska Warbaahinta Allgalgaduud Ee Muqdisho
Allgalgaduud@gmail.com