Garoowe(AGGM): Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal ayaa Sheegaya in Musharaxiinta Maamulkaasi ee u Tartamaya in ay Qabtaan Xilka Madaxweyne ay maanta Baarlamaanka Cusub ee Maamulkasi ay ka hor jeedinayaan Khudbad ku aadan waxa ay Qabanayaa.
Ilaa iyo 11 Musharax oo u Taagan Xilka Madaxweyne iyo Kuxigeenka ayaa Goor dhaw Qodbada ku aadan Waxa ay Bulshada u qabanayaan ka jeedin doona Magaalada Garoowe.
Wariye ku sugan Magaalada Garoowe ayaa Allgalgaduud Media oga Warbixiyey sida ay wax u socdaan iyo Musharaxiinta waxa ay maanta Qabanayaan.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
wareysi Wariye ku sugan Magaalada Garoowe
Isha Ku Hay Allgalgaduud
Allgalgaduud@gmail.com