Muqdisho(AGGM): Gudoomiye ku xigeenka degmada Karaan ee gobolka Banaadir ayaa ka war bixiyay dab ka kacay degmada kaaran oo saakay lagu guulestay in la damiyo.
Gudoomiye ku xigeenka degmada Karaan ayaa sheegay in Shaqsi ka tirsan Maamulka Gobolka uu Dabka Qabadsiiyey Goob lagu Keeydiyo Shidaalka oo ku yaala Degmadaasi.
Waxaana uu sheegayin Debkaas ay ku guuleysteen Dabentiisa Maamulka Gobolka Banaadir oo qeyb Lixaad leh ka qaatay.
Halkan Guji Kuna Dhageeyso Warkan Mobilkaaga…
Gudomiye kuxigeenka maamulka Degmada Kaaraan
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com