Muqdisho (AGGM): Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Xalay Lagu qabtay Shaqsi ka tirsan Falaagada Al-shabaab kaas oo Bamka Gacanta laga Tuuro ku Tuuray Guri ay dagan yihiin Ciidamada Dowladda Soomaalia.
Waxaa Ciidamada Dowladda Soomaalia ay sheegeen in Qofkaan la qabtay uu ahaa Al-shabaab xalayna uu ku Tuuray bam Guri ku yaala Xaafada Soona Key.
waxaana Ciidamada Qofkaan ay ku soo Bandhigeen Magaalada Muqdisho Gaar ahan Xaafada Soonakeey ee degmada Hodan.
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
Qof goob jooge ah oo ku sugan magaalada Muqdisho
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com