Dhageyso:Muqdisho oo hubka laga aruurinayo iyo Maamulka Gobolka oo hadal kulul sheegay

0

Tarsan_Keydmedia_url-620x330Muqdisho(AGGM):Maamulka Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u sheegay in ay bilaabatay howlgal ku aadan in Muqdisho laga dhigaayo meel hubka ka caagan.

Maxamuud Axmed Nuur Tarsan gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in arimahasi ay soconayaan ayna meel marinayaan go’aan horey uga soo baxay madaxweynaha Dowlada iyo gudiga amaanka Soomaaliya.

Hada waxa ay talaaboyinkaasi ay ka soconayaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.

Halkan guji kuna dhageyso warka Tarsan Mobilkaaga…

 

Gudoomiyaha Gobolka banaadir

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com