Top News: Golaha amaanka oo sheegay in dowlada Iraq laga taageri doono la dagaalanka Al-qaeda.

0

golaha-amaanka1New york(AGG):Golaha amaanka Qm ayaa sheegay inay taagersan yihiin xukuumada dalka Iraq qorsheheda ku aasdan qorshaha melateri ee ka dhanka ah al-qaeda-da dalkaasi.

Golaha oo ka kooban 15-xubno ayaa war ay soo saaren ku sheegay inay garab taagan yihiin xukuumada raisal wasaaraha dalka Iraq Nuuri Al-maliki kadib wixii ka danbeeyay markii koox al-qaeda taagersan la waregen magaalada Faluja.

Golaha ayaa canbaareyay weerarada kooxda islaamiyinta ka geesanayaan magaaloyinka Faluuja iyo sido kale Ramaadi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com