Muqdisho(AGGM): Wasiirka Gaashaandhiga Xukumadda Soomaalia ayaa sheegay i Gudaha Dalka Soomaalia in ay joogaan
Ciidamo Mareykan ah.
C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheega in Ciidamada ay yihiin kuwo Gacan siinaya Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM.
waxaana uu intaa ku Daray in u jeedka ay u joogaan Soomaalia ay yihiin Sidii Argagixisada Al-shabaab Dalka looga Sifeynlahaa,
Halkan Guji Kuna Dhageyso Warkan Mobilkaaga…
IshaKu Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com