Dhamaan Akhristeyaasheen sharafta leh, waxaan ku wargalinaynaa in dib u habeeyn lagu sameen doono saacadaha soo socda Warbaahinta AGGM, sidaa awgeed waxaan idinka codsanaynaa inaad noo dulqaadataan intaan ku guda jirno hoowlaha dib u habeeynta Warbaahinta AGGM.
Waxaan Raaligalin idinka siinaynaa wax Alle waxii caqabad ahaa ee maalmihi la soo dhaafay aad la kulanteen, waxaa sidoo kale idinka codsanayaa in aad dulqaadataan inta aan ku guda jirno hoowsha dib u habeeynta, Haduu Alle Idmo waxaan ku dadaalaynaa inaydnaan la kulmin wax caqabad ah oo ku aadan wararki aad inooga barateen si toos ahna aanu idiinku soo tabin doono.
Mahadsanidin
Maamulka
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com