Dhageyso: Cabdi Buraale Aadan Oo Cabdiwali Gaas Uga Digay Arrimaha Jubbooyinka.

0

top-newsMuqdisho (AGGM): Garabka Col Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa qaba in Puntland maamulkeeda cusub uu faragalin ku leeyahay arimaha Jubbooyinka ka soconaya.

Cabdi Buraale Aadan oo kamid ah Siyaasiyiinta uu Hogaamiyo Col. Barre Hiiraale ayaa sheegay Puntland Hogaankeeda cusub inuu doonayo Wafdi in ay usoo diraan deeganada Jubbooyinka si ay uga qayb galaan Shirka ka dhaca Kismaayo ee lagu caleemo saarayo Axmed Madoobe.

Wuxuu sheegay inaysan Puntland xiligani haboonayn inay Wafdi usoo dirto deeganada Jubbooyinka maadaama sida uu sheegay wali taaganyahay Khilaafkii u dhexeeyay dhinacyada Jubboyinka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com