Leego (AGGM): Barakacayaasha ku nool Degmada Leego ee Gbolka shabeelaha Hoose ayaa waxaa ay ka cabanayaan Dhibaatooyin ay ka mid yihiin Nolol Xumo Heysata,kuwaa oo aysan u dulqaadan karin ama aysan Xamili karin Dhibaatada.
Barakacayaasha ayaa waxaa ay inta Badan Dhibaadada ay ka Cabanayaan ay tahay Nolol Xumo Xiligaan Soo wa jahday islamarakanaa Heysata.
Qaarkamid ah Barakacayaasha oo la hadlay Warbahinta ayaa waxaa ay sheegeen in Hay’adaha Gar-gaarka in yasan Kaalmo siin oo ay Helmaameen.
Gudoomiyaha Degmada Leego ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in Xaalad adag ay heysato Dadka Barakacayaashaa ee ku nool Gobolka Shabellaha Hoose.
Halkaan Hoose Ka dhegeeyso Gudoomiyaha Degmada Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com