Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya oo Qiray in Cadaalad daro ay ka jirto Dalka.

0

bMuqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay In Dalka Soomaliya Ay Ka Jirto Cadaalada Daro Lkn Dowlada Uu Hugaamiyaha Ka Yahay Ay Wado Qorsha Wax Luga Badilaayo Garsoorka Dalka.

Madaxwaynaha Ayaa Intaas Ku Daray In Uu Isago Xitaa La Kulmay Dad Badan Uu Madax Ka Ah Hay’adaha Cadaalada Oo Wax Is Dabamarin Ku Dhaqmaya.

Xasan She Madaxweynaha Soomaalia ayaa intaa ku daray in Garsoorka Dalka,dadaka Hogaamiyaha u ah Dhawaan la badali doonQaar badan oo kamid ah  laakiin ay Waqti qaadan Doonto.

Shacabka ayaa waxaa uu ugu baaqay in ay Dulqaad Muujiyaan islamarakaana ay sugaan Isbadalka lagu sameenayo Hayadaha Garsoorka.

Isha Ku hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com