Muqdisho(AGGM): Wareeysi Dhinacyo Badan taabanaya oo uu Allgalgaduud Media uu siiyey Siyaasi Cali Max’ed Axmed Cali Daacuun ayaa waxaa uu oga hadlay Barxalada uu Dalka Soomaalia Marayo.
Siyaasi Cali Daacuun oo Falanqeeya Arimaha Siyaasada ayaa Sheegay in Siyaasada Soomaalia ay God ku dhacday islamarkana Hogaanka Dalka uu God ku riday.
Cali ayaa waxaa uu sidoo kale uu sheegay in Baarlamaanka Soomaalia ay yihiin kuwo aan dalka iyo Dadka midna u daneeyneeyn islamarkaana Qarashaadkooda kaliya Fiirsada.
Halkaan ka dhageeyso Wareeysigan xiisaha Badan Ee Siyaasi Cali Max’ed Axmed Cali Daacuun