Muqdisho(AGGM);Taliska Ciidanka Milatariga Somalia Ee Gobolka Sh Hoose ka Howl Gala ayaa Beeniyay in Al -shabaab ay Qarka u Saaran Yihiin La Wareegida Deegaano ka Tirsan Gobolka Sh Dhexe oo hada ay Dowladdu Maamusho.
Gaashaanle Ibrahim Yuusuf oo ka Tirsan Ciidanka XDS Ee Gobolka Sh Dhexe ayaa Waxaa uu sheegay in Warkaasi uu Yahay Mid Been Abuur ah All Shabaabna aysan Lahayn Awood ay ku qabsadaan Deegaano Hor Leh oo Horay Gacantooda looga Bixiyay .
Halkaan Hoose ka Dhageyso Taliyaha.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com