Muqdisho(AGGM): Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaalia islamarkaana hore u soo noqday Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo amaanka ayaa ka hadlay Qorshaha Xukumada Cusub ee Soomaalia.
C.Samad Macalin ayaa Sheegay in Wax qabadka Xukumada Cusub ee Soomaalia aysan wax kabadali doonin waxii ay qaban jireen Xukumadihii hore islamarkaana Qorshaha ay soo gudbiyeen uusan aheyn mid lagu Qan Cikaro.
Xildhibaanka ayaa sheegay in Xukumada Cusub ee Soomaalia ay Tiradii ka badatay oo aysan Xitaa Heysan xafiisyo ay ku shaqeeyaan.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Wareeysi Xiiso Badan ee Xildhibaan C/samad Macalin Maxamuud
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com