Dhageyso:Wafdi Dowladda Federaalka Soomaalia ka socda oo ku wajahan Garoowe

0

Garoowe(AGGM): Wararka naga soo gaaraya magaalada garoowe ee caasimada Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in lagu wado in Caawa halkaas ay ka dhacdo Xaflada Caleemasaarka ee Madaxweynaha Maamulka Puntland.

Waxaana magaalada garoowe ku sii Qul qulaya Wafiid Heer Caalami ah oo ka qeyb galaya Caleemosaaraka Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Cali Gaas.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Dhanka Dowladda Soomaalia ay ka qeyb galayaan R/wasaaraha Soomaalia c/wali Sh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaalia Max’ed Sh Cismaan Jawaari.

waxaana sidoo kale la ad keeyey Amaanka Magaalada garoowe ee caasimada Gobolka Nugaal si looga hortago Falalka amaan daro.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Waresi Wariye ku sugan Magaalada garoowe

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com