Gaalkacyo (AGGM):Maamulada Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb ayaa maanta ku kulmay Magaalada
Gaalkacyo.
Waxaana ay ka wada hadleen sidii loo wanaajin lahaa Xariirka labada Maamul.
Kulanka ayaa waxaa si gaar ah u wada Qaatay Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb iyo Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.
Waxaa sidoo kale ay isla soo qaadeen sidii Maamul ay ku mideysanyihiin Dadka Daga Gobolada Dhexe ee Dalka Soomaalia looga Hergalin
lahaa Gobolada Dhexe.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com