Garoowe(AGGM): Kulan Madaxweynaha uu la qaatay Isimada Puntland iyo Bulshada Qeybaheeda kala Duwan ayaa waxaa uu sheegay in C/wali
uu Saacadaha Soo socoda uu soo Magacaabayo Wasiirada Cusub ee Maamulka Puntland.
Wasiirada Cusub ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay u madan yihiin Musharaxiintii Xilka kula loo lamay Madaxweyne C/wali Maxamed Cali Gaas.
Halkaan Hose Ka Dhagesyo Warbixnta
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com