Muqdisho(AGGM):Wasiirka Cusub ee Wasaarada warfaafinta Soomaaliya ayaa maanta la wareegay Xilkii wasaarada ee Warfaafinta Soomaaliya.
Mustafa Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa amaan u jeediyey wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Soomaalia.
Waxaana uu sheegay in wasiirkii hore uu wax badan qabtay islamarkaana uu sii wadi doono Hoowlaha kale.
Halkaan Ka Dhageeyso Wasiirka Warfaafinta
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com