Dhageyso: Ehelada Marxuun Ciidamada AMISOM ay dileen oo Cabanaya

0

Muqdisho(AGGM):Ehelada Nin Shacab ah oo shalay Magaalada Muqdisho ay ku jiireen Gaadiidka AMISOM ayaa waxaa ay dalbadeen in Cadaalada la hor keeno Askarigii Gaariga marsiiyey ee AMISOM.

Xaaska Marxuunka Shalay lagu dilay maga.

alada Muqdisho ayaa sheegtay in uu in dho u ahaa Marxuunka Dad Gaaraya 15 Ruux oo Caruur u badan hadana ay ayada kaliya sugayaan.

Marwada Marxuunka ayaa Dowladda Soomaalia ka codsatay in ay Wax ka qabtaan Falkaasi Foosha Xun islamarkaana aan Arintaasi aysan Noqon mid aan la dhayalsan karin.

Shalay ayaa Magaalada Muqdisho waxaa Ciidamada AMISOM ay ki jiireen Qof Shacab ah oo ka mid ah Dadka ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Haweynda Marxuunka