Muqdisho(AGGM): Xasan Daahir Aweys oo Bilihii danbe ku xirnaa Xabsiga Ciidamada Nabadsugida ayaa Xalay laga waday halkaasi,waxaana la geeyey Guri sigaar ah Amaankiisa ay u laalinayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliay.
Qaar kamid ah Ehelkiisa oo aan la xariirnay ayaa sheegay in ayasan jir wax siideeyn ah oo Xasan Daahir aweys la sii daayey islamarkaana Dowladda Soomaaliya ay wali Gacanta ku hayso.
Xasan Daahir ayaa waxaa la Tilmaamay in uu wali ka soo hor jeedo in uu khaato Mowkkhif ku aadan Go’aanka Al-shabaab islamarkaana uu dowladda Soomaaliya uu Taageero.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Warbixin ku saabsan Arintaas
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@hotmail.com