Muqdisho(AGGM): Raiisul wasaaraha Soomaaliaya Cabdi wali Sh Axmed ayaa sheegay in ay Dowladda Soomaaliya ay ka warqabto Dhibaatada Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ka wadaan Gobolka shabellaha Hoose.
C/wali Sh Axmed ayaa sheegay in uu kulan la qaatay Madaxweynaha soomaaliaya wasiirada Arimaha Gudaha iyo kan amniga iyo Saraakiisha Ciidamada Dowladda soomaaliya ayna ka wada hadleen in wax laga qabto.
Raisul wasare c/wali ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Ciidamadii Dowladda ee Dadka Cawin la ha ay Isbaaro dhigtaan islamarakaan ay wax ka qaban Doonana,
Halkaan Hoose ka dhageyso Raisul Wasaaraha Soolmaalia C/wali Sh Axmed
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@hotmail.com