Dhageyso: Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb oo Heshiiyey

0

Gaalkacyo(AGGM): Maamulka Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb ayaa shaaciyey Heshiis ay ku gaareen Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mududug.

Shirka Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa  uu ku qotomaa sidii Labada Maamul loo mideyn lahaa Labada Maamul ee Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb.

Labada dhimaca ayaa waxaa u kala matalayey Heshiiska Madaxweynaha Ximan iyo Xeeb iyo Madaxweyne ku xigeen ka Galmudug oo sheegay in Wajiga 1aad ee Shirka uu ka furmayo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin Shirka galmudug iyo Ximan iyo Xeeb

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@hotmail.com