Baydhabo (AGGM): Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ee kusugan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxa ay joojiyeen shirka maamul usameenta gobolada Koonfur Galbeed ee Somalia.
ciidamada ayaa saakay waxa ay mamnuuceen in gudaha loo galo hoolka weynaa ee ku yaalay beydhabo
Halkaa Ka dhageyso Wareysiga Malaaq Maxamed Yacquub Sh Deerow
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com