Baledweyne(AGGM): Maamulka Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa shaaciyey in uu dhisi doono Xaruumaha Dowladdii Hore ee ku yaala Magaalada Baledweyne.
Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa sheegay in Maamulka Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ay wadaan qorshe lagu dhisayo Xaruumaha Dowladii hore ee Magaalad.
Waxaa uu sheegay Gudoomiyaha in Xaruumahaasi ay ku shaqeyn doonan ka dib marka dayactirka lagu sameeyo islamarkaana dowladda iyo Maamulkaba ay ku shaqeb doonaan.
Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Arintaas
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com