Jowhar(AGGM): ayadoo hore Maamulka Degmada Jowhar uu Bandaw ugu soo rogay Xiliga Habeenkii ah ayaa hadana Maamulka Degmada Jowhar waxaa uu shaaciyey in Bandawgaasi la qaaday.
Gudoomiye Kuxigeenka Degmada Jowhar oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda iyo Kuwa AMISOM iyo Maamulka Degmada oo iskaashanaya ay Bandawgii Magaalada ka qaadeen islamarkaana Amaanka Magaalafa uu yahay mid la isku haleen karon.
Maamulka Degmada Jowhar ayaa sheegay in Hada amaanka Degmada Jowhar la isku haleyn karo oo Amaankeeda Ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM ay sugeen.
Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan arinta Jowhar