Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Balcad oo La eedeeyey

0

Jowhar(AGGM): Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa Eedeen Dusha oga Tuuray Gudoomiyaha Degmada Balcad Cismaan Xaadoole,kadib Dagaal ka dhacay Tuulada Yaaqle ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Da’uud Xaaji Ciro ayaa warbaahinta u sheegay in Dagaalka ka dhacay Tuulada Yaaqle uu ka danbeeyo Gudoomiyaha Degmada Balcad Cismaan Xaadoole.

Afhayeenka ayaa intaa ku daray in Ciidamada Dowladda Soomaaliya uu qaab Qabiil u dagaal galiyey Gudoomiyaha islamarkaana ay la Xisaab tami Doonan Gudoomiyaha Balcad.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com