Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Wadajir ee Dowladda Soomaaliya Axmed Xasan Cadoow (Axmed Daaci) ayaa ka warbixiyey Amaanka Degmada Wadajir iyo Xaalada Degmada ee Xiligaan.
Gudoomiyaha Degmada ayaa sheegay in ay ka hortageen Falal amaan daro oo ku soo wajahnaa Degmada Wadajir islamarkaana ay Ciidaamada Dowladda Soomaaliya ay ka hortageen.
Axmed Daaci ayaa sheegay in ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen Saraakiil ka tirsan Maleeshiyada Al-shabaab oo falala amaan daro ka waday Degmada.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiye Axmed Daaci
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com