Dhageyso:Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo Puntland isku dhiibay

0

Garoowe (AGGM): Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Maamulka Soomaaliland ayaa isku dhiibay Maamulka Puntland oo Labada Maamul ay si weyn iskaga Soo horjeedaan dhanka Siyaasada.

Xildhibaanadaan ayaa la sheegay in ay ka Ababaxeen Magaalada Laascaanood ee Xaruunta Gobolka Sool,waxaana ay Gaareen Magaalada Garoowe ee Caasimada Gobolka Nugaal.

Waxaana soo dhaweyey Qaar kamid ah Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland oo sheegay in ay soo dhaweynayaan Cid kasta oo ku soo Biireysa Maamulka Puntland islamarkaana wax ka tari karta Hormarka Maamulka Puntland.

Halkaan Hoose ka dhageeyso  Warbixinada kooban oo ka hadlayesa Amuurahas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@Gmail.com