Muqdisho(AGGM): Taliska Milatariga Dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Ciidamada XDS oo laga eriyey Shaqadii Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Taliyaha Ciidamada XGS Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa sheegayn in Ciidamadaan Shaqada laga saaray ay yihiin kuwo aan awalba aan si toos ah u shaqeyneyn oo Shaqooyinkale ku mash quulsanaa.
Taliye Indha Qarshe ayaa sheegay in Ciidamadaan Laga saaray Liiska ay ahaayeen kuwo Dukaamo lahaa oo aan Ciidamada Qaranka aysan Shaqo u hayn Shacabka Soomaaliyeed.
Halkaan Ka dhageeyso Codka taliyaha Ciidamada XGS oo ka hadlaya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com