Garoowe(AGGM): Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Cali Gaas ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu Sameenayo Shir weyne lagu Mideynayo Dadka Deegaanada Maamulka Puntland.
C/wali Cali Gaas ayaa sheegay in Dadka dagan Puntland ay u baahan yihiin Shir weyne loo qabto si ay oga Tashadaan Aayahooda islamarkaana ay is cafiyaan si ddadka Reer Puntand.
Waxaana uu sheegay in sidoo kale Dadka laga doonayo in ay ka shaqeyaan sidii ay Shirkaasi u qaban la hayaayeen oo Waxbadan loo qaban lahaa.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Madaxweynaha Puntland
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com