Dhageyso:Ciidamada Naafada oo ka Cabanaya Xaalada Adag

0

Muqdisho(AGGM): Ciidamada Naafada ee ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka canbanayaan Dhibaatooyin ay ka mid yihiin Amaandaro iyo  Lacag la.aan Xiligaan ay Heysato.

Qaar kamid ah Ciidamada Naafada Dalka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in  Shaqadii laga Saaray islamarkaana aan wax Xurmo ah aysan ku dhaxla hayn Ciidamada Dalka Soomaaliya.

Waxaana ay Dalbadeen in Shaqadooda dib loogu Celiyo islamarkaana Dhibka Haysta laga Qaado si ay Nolashooda u maareynaan oo ay Dhibaatada  haysata ay hada oga Baxaan.

Halkaan Ka dhageyso Qaar kamid ah  Ciidamada Naafada