Muqdisho(AGGM): Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya C/rakiin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay Baaritaano ay ku hayaan Weeraradii ka dhacay Magaalada Muqdisho Labadii Habeen ee lasoo dhaafay.
C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in ay wax badan ay ka qaban Doonan Amaanka Magaalada Muqdisho islamarkaana ay ka Hortagi Doonan Qataro ay Al-shabaab ka Geystaan Magaalada Muqddisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.
waxaa uu sheegay in Ciidamada Amaanka Dalka Soomaaliya ay Diyaar u yihiin in ay wax ka qabtaan Amaanka Caasimada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya si loo Cirib tiro Ururka Al-shabaab.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Wasiirka Amniga ee Soomaalia