Dhageyso:Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya Oo Kulan Amaanka Looga Hadlayay La yeeshay Ganacsatada

0

Muqdisho(AGGM):Wasiirka Amniga Xukumadda Soomaaliya Oo Maalmihii U danbeeyay waday Kulamo Uu La qaadabayay Qeybaha Bulshada Soomaliyaa Islamarkaana Kala Hadlayay Sidii ay Ugu Qeyb Qaadan Lahayaan Xasilinta Amaanka Caasimada

C/kariin Xuseen Guuled Ayaa Kulan Daba Joogay Kulamadaas La Qaatay Ganacsatada Soomaaliyaad Ayagoona Ka Wada Hadlay Sidii Labada Dhinac Wada Shaqeyn Dhow U Dhex Mari Lahayd Iyo Sidii ay Iska Gaashan Lahaayeen Wax Ka qabashada Xaalda Suuqa Bakaara Oo Maalmihii U Danbeyay Ay Mararka qaar Ka Dhacayeen Falal Lidi Ku Ah Amniga

 

Hoos Ka Dhageyso Wasiirka Amniga C.kariin Xuseen Guuleed