Muqdisho(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa saaka Baaritaano ka wada Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadi,halkaas oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Dad badan ay ku soo qab qabteen.
Ciidamada ayaa Howlgalka Xoogiisa ka wada Xaafada Suuqa Xoolaha ee Degmada Hiliwaa islamarkaana Ciidamada ay Baaritaano ku sameenayaan Dadka la soo qab qabtay.
Mid kamid ah Dadka Deegaanka Suuqa Xoolaha ayaa warbaahinta u sheegay in Ilaa iyo 20 Ruux Howlagalka Saaka lagu Qabtay ,kuwaas oo lagu guray Gaadiidka Shabaqlaha ah.
Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Goobjooge
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com