Kismaayo(AGGM): Magaalada Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda kulan ay wada lee yihiin Ciidamada kenya iyo Ciidamadii Dowladda Soomaaliya ee Dagaalka looga Saaray Magaalada Kismaayo.
Kulanka ayaa waxaa uu ka soconayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Xaruunta Gobolka Jubbada Hoose islamarkaana waxaa uu u dhaxeyaa Cidamada Kenya iyo Ciidamada XGS ee ku sugan Duleedka Magaalada Kismaayo.
Cornel Max’ed Buule oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Kenya ay oga wada hadli la hayeen sii ay oga Xaajoon la hayeen Waxii ka dhacay Magaalada Kismaayo.
Max’ed Buule ayaa sheegay in aysan Marnaba aysan hoostagi doonin Maleeshiyada Axmed Madoobe ee Raas-kambooni kuwaas oo uu ku sheegay in ay yihiin Jamhad.
Halkaan Hoose ka dhageyso Cornel Max’ed Buule
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com