Leego(AGGM): Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Baaritaano Xooga ka fuliyey Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose oo Mudooyinkii ugu danbeyey ay dadka Shacabkaa ay ka cabanayeen Isbaarooyin yaala Gobolka Shabellaha Hoose.
Waxaana Ciidamada Dowladda Soomaalia ay Howlgalkaasi ay ku soo qab qabteen Tiro Dad ah oo Qaar kood ay Isbaaro u tiilay Qeybo kamid ah Gobolka Shabellaha Hoose.
Gudoomiyaha Degaanka Leego ayaa ka warbixiyey Qaabka Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay u Fuliyeen Howlgalka Maanta ka dhacay Deegaanka loogo iyo Deegaanada Hoos yimaada.
Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Arintaasi
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com