Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa Arimo Caafimaad uu u aaday Dalka Turkiga,waxaana la sheegay in Caafimaadkiisa ay tahay Mid wanagsan.
Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya C/rixmaan Cumar Cismaan yariisow ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu Xaaladiisa Caafimaad ay tahay in mid islamarkaana ay hada aad u wanaagsan tahay.
Ing.yariisow ayaa waxaa uu Xusay in Xaalada Caafimaad ee Madaxweynaha Soomaaliya ay tahay mid ay tahay mid aad u wanaagsan.waxaana uu xusay in mIdo 10 maalin ah uu soo maqnaandoono.
Halkaan Hoose ka dhageeyso afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com