Dhageyso Wafdigii dowladda ee Cabudwaaq oo ka digay dagaal mar kale dhaca

0

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Axmed Cali Salaad Taako oo ka mid ahaa Wafdi ay dowladda u dirtay xiisad colaadeed oo ka taagnayd degmada Cabudwaaq ayaa ka digay soo noqashada dagaal beeleedka oo uu sheegay in xal laga gaaray.

Axmed waxa uu sheegay in Hay’adaha sharciga oo laga hirgaliyo degmada ay yareyn karto dagaalada iyo fal dambiyeedyada kale.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda boostada iyo isgaarsiinta Axmed Cali Salaad Taako oo xafiiskiisa kula hadlayay Horn Cebel waxa uu ka deyriyay adeegyada bulshada deegaanka oo ku tilmaamay kuwa aad uliita.

Dib u heshiis mudo 12 cisho ka socotay degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dhemeeyay dagaalkii ka dhacay deegaano hoostaga degmada

Halkaan ka dhageyso Codka Wasiirka

 

Isha ku hay Allgalgaduud Meida

Allgalgaduud@gmail.com