Qarax weyn oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM): Qaraxa Xoogan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya Gaar ahaan Irida hore ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho.

Dad Goobjoogeyaal aha ayaa Warbaahinta u sheegay in Qaraxa lala Eegtay Kolonyo Gaadiid ah oo ay lee yihin UNka islamrkaana Xiligaa ku sugnaa Irida Hore ee Garoonka Muqdisho.

Goobjoogeyaasha ayaa intaa ku daray in Gaari Nooho ah Lagu dhuftay Gaari ay sarnayeen Saraakiil ka Tirsan QM oo Soomaali ay ku jiro,waxaana la Xusay in Labo Qof oo ka Agdhawaan ay ku dhinteen,halka Tiro kale ay ku dhaawacmeen.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMisom ayaa Gaaray goobta kuwaas oo Xiray Wadada Qaraxa maanta  uu ka dhacay.

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com