Dhageyso:Gudoomiyaha Odayaasha Muqdisho oo Dowladda Baaq u diray

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Odayaasha Dhaqanka Ee Beelaha hawiye Nabadoon Max’ed Xasan Xaad ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan wax ka qaban Qaraxyada iyo Dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaalada Muqdisho.

Maxed Xasan Xaad ayaa Dowladda Soomaaliya iyo Laamaha Amaanka intaba ugu baaqay in ay wax ka qabato amaan Xumida ka taagan Magaalada Muqdisho.

Xaad ayaa sheegay in waxa ka dhacaya Magaalada Muqdisho aan indhaha laga qarsan karin islamarkaana Shacabka Dowladda Soomaaliya ay ka sugayaan Wax qabad Buuxa.

Halkaan Hoose ka dhageyso Gudoomiyaha Odayasha Muqdisho

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com