Dhageyso:Golaha Wasiirada Somalia oo Cambaareeyey Weerarkii ka dhacay Garoonka Muqdisho

0

Mudisho(AGGM): Golaha wasiirada Xukumada Soomaaliya ayaa maanta kulan koodii Caadiga ahaa ee ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho,waxaa ay oga hadleen Arimo Dhowr ah.

Golaha wasiirada ayaa Canbaareyey Weerarkii Bahalnimada ahaa ee lagu Qaaday garonka Diyaaradaha Aadan cade ee magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.

Kulanka ka dib ayaa waxaa Warbaahinta la hadlay Afhayeenka Xukumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji cabdi wali oo sheegay in Xukumada ay Weerarkaasi Canabareyneyso.

Halkaan Hoose ka dhageyso Shirka Jiraaida oo Dhameystiran

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com