Dhageyso:Gudoomiyaha Deynuunaay oo Beeniyey Hadal Al-shabaab ka soo baxay

0

Baydhabo(AGGM): Gudoomiyaha  Deegaanka deynuunay ee Gobolka Baay Xuseen Nuur Ibraahin ayaa Beeniyey Hadal ka soo baxay Falaagada Al-shabaab oo ahaa in ay Deegaankaasi ay kala wareegeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Xuseen Nuur Ibraahin ayaa Sheegay in Maleeshiyada Al-shabaab ay soo  weeraeen  Deegaanka islamarkaana ay iska Caabiyeen.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa AMISOM ay wali ku sugan yihiin Deegaanka Deynuunay ee Gobolka Baay.

Halkaan Hoose  ka dhageyso Codka Gudoomiyaha 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com